Sabtida, 3 Oktober, 13:00h, Westbahnhof, Modahrat


Sabtida, 3 Oktober, 13:00
Westbahnhof, Christian-Broda-Platz (U3/U6)
Banaan-Bax Biliaadantinimo oo lagat ku saabsan Siyasada qoxotiga
Sucod logu Togaya Wasarad Arimaha Guddaha

Waxan martiqadayna dhaman dodka ka so horjeda Cunsuriyinta iya dodka dadaalka
Garkaah u qabta qoxontiga iyo kuwa deqsiyinta.
Si isku dubniya ayaan dhamaam maca qaxotiga 3. Oktober ayaan iga Mudaharad Ayna
Siyasada Cunsurinimadahee dawlad Si Wada Jira igusodiyar Garoba Mudaharad wayn
Waxan Lee nahay dhaman Q axofiga soo dahawada, anagoon u eegayn Sababta aad Wadankaki ka Keentay dagaal, sayasad iyo sababo dhaqale
Qaxotinimada waxa Sobabtay dhiigmirashad Keer galbeedka ee danaha gaarka ah ka wata Wadamanhiina.

Na Tageer: mithelfen@menschliche-asylpolitik.at ama 0681/1043 0201

Siyaasada Wadanka Austria Waxay Lid ku noqotay dadaalkii Ay Shacabka Qaxootiga u hayeen maalin walba waxa bilaabma dadaal wusub oo biliaadantinimo oo
Shacabku waxay takagann xerada qaxotiga Traiskirchen iyo meeleha kale ee ay qoxotiga jogaan iyage cawimo u fidanaya waxa Sababay in is biliadanimada ka baxsan lola dhaqmo qaxotiga Cunsiriyada Siyasadeed ee wadanka ka jirta.

Wasirka Arimaha Gudaha Mikl-leitner wax way ka qabab karta Hadan Rabto inay maatida iyo Carurtu banaanka Sexdaan. Waxa jira dadbadan oo Cawimo Diyaar la-ah lakin waxa Hor Taagan Siyasad Ajanib nacaybka ah ee dawlada. Waa sheeko kutidhi kuteeno ah in Wadan iyo Shacabka ay ku Culustahay Arinkani.

Run ahaantii dawladu Waxay isku dayaysaa inay wax ka qabtaan Arimaha Qaxoontiga iyago halil ku eegaya.
Waxaan Rabna Inaanu Mudaharadkan ku Sheegno inay dawlada Siyaasada Qaxootiga Wax ka Badalaan